Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
31 Aug 2010
Dagaalka ka socda caasimada Soomaaliya ee Muqdisho ayaa galay maalintiisii 8aad kaas oo galaaftay nolosha dad fara badan oo shacab ah una geystay dhimasho iyo dhaawac farabadan. Waxaa intaa sii dheer dadka aan weligood ka qaxin Muqdisho oo hada qaxaya. Kooxda Al-shabaab ayaa sideed bari ka hor ku dhawaaqday dagaal kama danbeysa ah oo ay doonayso inay meesha uga saarta waxa ay ugu yeerto
27 Aug 2010
Garoowe Waxaa maantey lagu lasoo gabogabeeyey xarunta W/Caafimaadka dawlada Puntland ee Magaalada Garowe Tabobar muddo lix casho ah u socday Shaqaalaha wasaaradda caafimaadka ee Puntland.
25 Aug 2010
Ku-simaha afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Abdiweli Sheeik Ibraahim Mudey, ayaa maanta shaaca ka qaaday magacyada xubnihii baarlamaanka ee ku geeriyooday weerarkii ismiidaminta ahaa ee ka dhacay Hotel Muna
16 Aug 2010
Waxaa dhacay iska hor imaad u dhexeeyey ciidanka Puntland iyo dhalinyaro beeleed waardiyi ka ahaa dhul dowlada Puntland rabtay inay dejiso dadka soo barakacay oo lagu magacaabo Khayr Seexay. Waxaa wararku sheegayaan in ilaa 4 askari oo ka mid ah ciidanka Puntland lagu laayey halkaas ilaa 5 kalena lagu dhaawacay.
15 Aug 2010
Ayaantaan waxaa soo badanaya xayiraadaha iyo hanjabaadaha maamulka Puntland u geysanayo saxaafada madaxa banaan. Maalin dhowayd ayaa waxaa la xiray agaasimaha horseedmadie kadib markii raadiyihiisa laga waraystay Shiikh Maxamed Siciid Atem oo dagaal kula jira dowlada Puntland ciidankeeda dhinaca buuraleyda Galgala.
11 Aug 2010
10 Aug 2010
Dhowaan ayey ahayd markii ciidanka Puntland ay dagaal la galeen ciidan uu wato Shiikh Maxamed Siciid Atem oo lagu eedaynayo inuu ka danbeeyo falalka nabad xumada ee ka jiray in dhowaale degaanka Puntland khaasatan Boosaaso iyo agagaarka u dhowdhow.
08 Aug 2010
Wararka ayaa sheegaya in dagaal ka bilowday saaka waaberigii aaga Galgala oo ay isaga horyimaadeen ciidanka Puntland iyo ciidanka taabacsan Shiikh Atam. Wararka ayaa sheegaya in saakay subaxdii hore ciidamada Puntland ayweerar ku qaadeen aagaga difaaca uga jiraan ciidanka Atem.
07 Aug 2010
Waxaa dab weyn ka kacay xero ku taal magaalada Boosaaso oo ay degan yihiin dadka ka soo barakacay gobolada dagaaladu ka jiraan ee Soomaaliya. Dabka ayaa la sheegayaa inuu ka kacay xero ku taal bariga magaalada Boosaaso oo lagu magacaabo Buulo Mingis waxaana gubtay ilaa
05 Aug 2010
Madaxweynaha dalka Paakistaan ayaa laga yaabaa in uu dhaco waayo wuxuu ku maraya wadammada Europe Safar isaga oo dalkiisii dad badan ay dhibaato daadad ah ku habsatay. Madaxweyne Asif Cali Sardaari oo hada ku sagan dalka Ingiriiska ayaa waxaa la kulmay mudaharaadyo badan oo ay kala horyimaadeen dadka reer Pakistaan ee dalkan Ingiriiska degan. Sidoo kale dalka
03 Aug 2010
Waxaa ka dhacay dalka India gaar ahaan magaaladda Hyderabad Xaflad aad u balaaran xafladaas oo lagu xusayey sanad guuradii 12aad ee kasoo wareegtay xiligii la asaasay dowladda Puntland oo ahayd sanadii 1998 Agosto 1, xafladaas oo Qaban qaabadeeda iyo hirgalinteeduba ay iska la ahaayeen Puntland Diaspora Forum Chapter India isla markaasna ay ku bixiyeen Wakhti iyo dhaqaalo sidii
02 Aug 2010
26 Jul 2010
Waxaa dagaal kharaar ka dhacay agagaarka tuulada Karin oo 40 KM u jirta magaalada Boosaaso kaas oo u dhexeeyey ciidamada amaanka Puntland iyo kooxda ka amar qaadata wadaadka Shiikh Atam eek u dhuumaalaysta buuraha ku hareeraysan magaalada Boosaaso.
25 Jul 2010
Waxaa shir si wanaagsan loo soo agaasimmay isuggu yimi jaaliyadda taageerta Noor Foundation oo ah urur samafal ah oo ka shaqeeya horumarinta xaga waxbarashada ee Gobolka Bari. Shirka ayaa waxaa ka soo qayb galay masuuliyiinta Noor foundation ee UK iyo dadweyne fara badan oo kheyrka jecel.
24 Jul 2010
Waxaa magaalada Hyderabad ee dalka India oo ardeyda Soomaaliyeed aadka ugu badan yihiin kasocda qaban qaabo aan horey loo arag taas oo ardeyda reer Puntland ugu diyaar garoobeyaan Sanad guuradii 12aad ee aas aaska Puntland kasoo wareegtey, Waxaa Xafladasi lagu qabanayaa Hotelka PEARL Ragency .......Hyd india. waxaan ka dhex dareemeysaa ardeyda Soomaaliyeed ee wax kabarata d
23 Jul 2010
Kampala, Uganda: Madaxa Midowga Afrika (AU) ayaa sheegay in labo waddan oo kale ay diyaar u yihiin inay ciidan degdeg ah u soo diraan Soomaaliya, Mr. Jean Ping ayaa sheegay in dalalka Jabuuti iyo Guinea ay ciidamo u soo dirayaan Soomaaliya.
21 Jul 2010
Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland C/raxmaan Faroole ayaa qiray in maleeshiyo ka tirsan Al-shabab ay ku dhuumanayaan gudaha Puntland Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland, C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warar sheegaya in maleeshiyo taabacsan ururka Al-Shabaab oo ay dhawaan calanka Al-Shabaab ka taageen deegaan aan ka fogeyn magaalada Boosaaso.
21 Jul 2010
Ciidamo ka tirsan kuwa Amniga oo dhaawac soo gaaray ayaa saaka la jiifiyey Isbitaalka guud magaaladda Bosaaso ee xarunta gobolka Bari. Wararka ayaa sheegaaya in askartaas oo gaaray saddex qof ay ku dhaawacmeen iska
16 Jul 2010
Booliiska Kenya oo xirxiray in kabadan 100 qof oo Soomaali ah weeraro ay ku qaadeen meelaha Soomaalidu degto ee caasimada Nayroobi. Qabqabashadan ayaa loo aanaynayaa inay ka danbeysay kadib markii Al-shabaab sheegatay inay ka danbeysay qaraxyadii ka dhacay Kampala taas oo ciidanka Kenya ay u cuskanayaan inay qabqabtaan dadka Soomaalida ah iyaga oo aan ukala aabayeelayn.
15 Jul 2010
Dawladda wadanka Uganda ayaa sheegtay in hadii loo baahanyahay Ciidan dheeraad ah loo soo diro dalka Soomaaliya ay iyadu diyaar u tahay in howshaas fuliso.
14 Jul 2010
Taliska Boliska ee dalka Ugandha ayaa u sheegay shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan Ugaandha in ay is dejiyaan ayna balan qaadayaan nabad gelyadooda. Taliyaha ciidanka Boliska ee caasimada Kampala taliye Andrew Sorowen ayaa u sheegay warbaahinta maanta oo Arbaco ah in cidii lagu helo iyado oo damacsan inay weerar ama dhib u geystaan dadka Soomaalida ah eek u dhaqan caasimada iyo guud ahaan Ugandha talaabo sharci ah laga qaadayo lana soo qabanayo oo sharciga la horkeenayo.
12 Jul 2010
Al-shabaab oo sheegatay qaraxyadii ka dhacay Kampala ee dadka badan ku dhinteen. Afhayeenka Al-shabeeb Shiekh Cali Dheere ayaa sheegay inay ka danbeeyeen weerarkaas, taas oo uu sheegay inay horay ugu digeen Ugandha inaysan ciidan u soo dirin dalka Soomaaliya. Wuxuu sheeg
12 Jul 2010
ildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa maanta meel mariyey Heesta cusub ee Puntland ka dib markii ay kalfadhi ku yeesheen magaalada Garoowe ee caasimada Puntland. Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee Baarlamaanka Puntland Salaad Xareed oo kalfadhig
11 Jul 2010
Kampala, Uganda- Waxaa wararku sheegayaan in dad badan ay ku dhinteen bam ku qarxay laba meelood oo ku taal magaalada Kampala ee caasimada dalka Ugandha.
08 Jul 2010
Niman kasoo dagaalamay wadamada Afqaanistaan, Paakistaan iyo Ciraaq ayaa Soomaaliya ku jira oo dhibta ka socota wax ka hurinaya. Warkaas waxaa yiri wasiirka Arimaha Dibada ee Kenya mar uu la hadlayey warbaahinta Mr. Moses M. Wetangula. Wasiirku wuxuu sheegay in kuwa jihaad doonka ah ay soo galeen w
06 Jul 2010
Wararka ayaa sheegaya in Burcad badeeda ka qaraabata xeebaha Soomaaliya afduubteen markab cusub oo ah kuwa kimikada qaada. Wararka ayaa sheegaya in markabka uu marayey marinka Bab-Al-Mandeb ee koonfurta bada cas. Markabka waxaa la sheegay in la afduubtay 4tii July waxaana la xaqiijiyey in m
04 Jul 2010
Shirkii 15aad ee madaxweynayaasha wadamada ku bahoobay IGAD ayaa ka furmay magaalada Adis Ababa ee dalka Itoobiya. Shirkaan ayaa waxaa lagu lafa gurayaa arimaha murugsan ee Soomaaliya iyo nabad la’aanta baahday ee ka jirta dalkaas.
01 Jul 2010
Waxaa caawa lala beegsaday qarax meel fog laga hagayey gaariga khaaska ee Gudoomiya Gobolka Bari C/xaafid Cali Yuusuf
30 Jun 2010
Wasiirada difaaca ee wadamada Bariga Afrika oo ku kulmay magaalada Nairobi 29kii bishan June 2010 ayaa ugu baaqay qaramada midoobay inay ogolaadaan in wadamadoodu u diri karaan ciidan nabada ilaaliya wadanka Soomaaliya. Wadamada
29 Jun 2010
War hoose oo aan helayno ayaa waxay ay sheegayaan in dagaalada beeleed ee ka jira gobolka Karkaar laga soo abaabulay magaalada Qardho uuna maamulka Karkaar lug ku leeyahay.
29 Jun 2010
Taliska Ciidanka Milatariga Maraykanka ee Afrika oo la aaminsanyahay inay u joogaan Afrika sidii ay kheyraadka Afrika u qaadan lahaayeen, ayaa waxay hada bilaabeen inay qandaraasyo siiyaan shirkado khaas ah (private companies) kana shaqeeya ururinta sirta iyo inay isha ku hayaan kooxaha
24 Jun 2010
Dowladda Jarmalka ayaa ku dhawaaqday inay kala baxayso ciidankeeda waardiyeeya xeebaha geeska Afrika ee qaybta ka ah kuwa uu Maraykanku horkacayo sababtoo ah khatarta laga baqayo ee argagixisada aagaas ayaa yar, sidaas waxaa yiri wasiirka difaaca ee Jarmalka Mr. Karl-Theodor zu Guttenberg shalay asagoo ku sugan dalka Jabuuti.
24 Jun 2010
Waxaa gelinkii dambe ee shalay qarax nooca bam gacmeedka ah lala beegsaday Ciidan ka tirsan kuwa amniga ee Dowladda Puntland,qaraxa ayaa ka dhacay wadada dheer ee laamiga gaar ahaan agagaarka Hoteelka Khaliij ee u dhow Shirkada Isgaarsiinta ee Golis.
22 Jun 2010
Ciidamada Badda NATO ee xeebaha Soomaaliya u jooga howlgalka la dagaalanka Burcadbadeeda Soomaalida ayaa gelinkii dambe ee shalay sameeyey dhoolatus milateri.Dhoolatuska ayaa ka dhacay xeebta magaalada Bosaaso ee xarunta gobolka Bari,gaar ahaan meel qiyaastii 7meyl u jirta dekadda weyn ee Bosaaso.
21 Jun 2010
Waxaa galabta lagu qabtay hoolka shirarka ee rugta Ganacsiga iyo warshadaha Puntland siminaar lagu barayo gacansiga iyo sida loo abuuro dhaqaalo kaas waafaqsan shareecada Islaamka iyo sida loo abuuro dhaqaale xalaal ah.
20 Jun 2010
Wasiirka Maaliyada Puntland, Mudane Faarax Cali Jaamac oo booqasho rasmi ah hadda ku jooga dalka Australia ayaa maalintii bisha Juun ahayd 18ka kulan rasmi ah la qaatay Wasiirka Maaliyada ee Dalka Australia Mudane Lindsay Tanner.
20 Jun 2010
19 Apr 2010
26 Mar 2010
Garoowe (PP) - Kulan balaaran oo uu Qabtay Ururka Wadaniga ah ee loo yaqaan (Somali Peace Devolopmenty Soceity) kulankaas oo ka dhacay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ujeedidiisa aheed in lacag uruurin loogu sameeyo Deegaano Badan
26 Mar 2010
Barnaamij dood cilmiyeed ah uuna ka qayb galay madaxa qaramada midoobayd qaybteeda caafimaadka ee dalka Pakistan Dr. Khaliif Bile Mohamoud, madaxda ururka wadaniga soomliyeed iyo arday ka kala socotay jaamacadaha kala duwan ee dalka Pakistan ayaa waxay ka dhacday
 

         ©2008 Puntland Online.     .