digg icon delicious icon

Saraakiil katirsan dowladda oo lagu dulay Muqdisho Sawiradoodana la soo bandhigay

January 22, 2012   //     //   News

Dagaalkii Cuslaa ee Muqdisho ka dhacay ayaa waxaa ku dhintay oo naftooda ku waayay Saraakiil katirsanaa dowladda kuwaasoo ka qeyb qaadanayay dagaalkii Muqdisho ka dhacay.

Aqoonsiga la so bandhigay ayaa waxaa ka Muuqanayay Saraakiil Muhiim aheyd ku waasoo Naftooda ku waayay dagaalkii ugu danbeeyay ee Muqdisho ka dhacay.

Dowladda KMG ah ayaa inta badan waxaa ay qarisaa Saraakiisheeda ,laakiin Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa ay soo bandhigeen Aqoonsiga Saraakiishaan ka tirsan dowladda KMG ah.

Dhimashada Saraakiishaan ayaa Timid kadib Markii uu dagaal ku qabsay Meel udhow Wada kaleexaneysa Carafaad ee aadeysa Qabuuraha Barakaad.

Saraakiishaan ay Soo bandhigeen Maktabaka Warfaafinta ee Xarakada Al-shabaab ayaa waxaa ay dhabar jab ku noqneysaa dowladda KMG ah oo iyagu aan Sheegeen in dagaalkaas ay ugu geeriyoodeen Saraakiil ka tirsan.

Readers Comments (0)