Puntland Online

Waa maxay casharada iyo tusmooyinka aan ka qaadanayno 15-May ?
Waa maxay casharada iyo tusmooyinka aan ka qaadanayno 15-May ?

Ascm.

Mahad oodhan illahay bay usugnatay naxariis iyo nabad geliyona suubaneheena kor kisa ha’ahaato . Intaa kadib.

Taariikhdu waa tiir

Tagto weeye dheef iyo

Toolimaad ka buuxoo

Runta lagu tisayaa.

Tusmo aad u wacaniyo

Tajruubooyin mahadha ah

Dadka uga tagtaayoo

waxkastoo la toolmoon

lagu taabo geliyaa.

Waxaan jecelahay inaan wax yar ka dheho 15/5/2012 oo ah malin taariikh iyo tusmo weyn ummad Soomaliyeed ugu fadhida sidaan lasocono taariikhdu wax laga dhaxlaa cashar iyo duruus dadka hadhow u noqoto waxtar iyo oollimaad ay inbadan isutibiyaan waxbadan oo khibrad ahna ay ka qaataan Hadaba. 15 May waa malin nooce ah ? Maxaan cashar ah oo kaqadan karaa ?

15 , May Waa maalin taariihi ah ,waana maalintii didibada loo taagay Xisbigii gobanima doonka ah Ee SYl , waxaan layegleelay Xisbiga Taariikhdu markay ahayd 15.5.1943 , Waxaa asaasay dhalinyaro tiradoodu gaarayso 13 oo kala ah :

1. Yaasiin Xaaji Cusmaan

2. Cabdulqaadir Sheekh Saqaawaddiin

3. Xaaji Maxamed Xuseen

4. Daahir Xaaji Cusmaan

5. Maxamed Cali Nuur

6. Maxamed Cusmaan Baarbe

7. Khaliif Huudow Macallin

8. Sayiddiin Xersi Nuur

9. Cusmaan Geeddi Raage

10. Dheere Xaaji Dheere

11. Cali Xasan Maslax

12. Xaaji Maxamed Cabdulle Xayeesi

13. Maxamed Faarax Hilowle

Marka Maantay waxay ahayd Sanad guuradii 69 aad ee kasoo wareegtay asaaskii iyo yagleelkii ururka gobanimo doonka aha ee SYL oo yoolkooda ugu weyn ahaa sidii ay Wadanka uga xorayn lahayn gumeystihii wadanka haystay .

Waa maxay Darsiga iyo casharka aan ka qaadankaro malintaan taariikhiga ah ?

1. Inaan tiro wax tarin ee tayo waxtarto , Maadama 13 dhalinyaro ah ay wax kabedelaan bulshada Soomaliyeed oo dhan oo ay u horseedeen gobanimadii wadankeena.

2. In dhalinyaradu yihiin xooga bulshadda Soomaliyeed ayna yihiin halka kali ah ee bulshada Lagu cabiro waxqabadkeeda, hadii ay bulshada u kacaan ay bulshadaasi inbadan oo horumar ah ku talaabsan doonto.

3. In qofkii bulshadiisa iyo dadkiisa waxtara ay xusi doonto taariikhdu oo jiilba jiilka kadanbaya uu utibin doono warkiisa, bulshadana uu sharaf iyo sumcad ku helaayo ,aakhirana uu illahay hortiisa ka helaayo waxkasta oo abaal ah uu gaysto .

4. In waxkasta oo lagu han-weyn yahay oo loo dedaalo lagaaraayo maadama ay dhalinyaradu SYL ay higsadeen yoolkoodii iyo himiladii loo asaasay ururka gubanima doonka ah oo ay gubanimaadii iyo himiladii ay ku hanweynaayen illahay u rumayey .

5. In daacadnimadu ay tahay wadada keli ah ee lagu gaaro waxkasta oo aad Higsanayso taasna waxaa inoo hogatusaalaynaayo hadaan dib utixraacno Taariikhada SYL oo ahaa dhalinyaro daacad u ah bulshadooda, ayna dhab katahay Waxqabadka ay bulshada u hayaan iyaguna dhexdooda daacad isu ah oo kalsooni weyna iskuqaba .

Tusmadda iyo waxyalaha aan kaqadan karo malintaan waa ay badanyihiin mana ah wax lagu soo koobi karo maqaal iyo qoraal toona, ee waa tusmooyin iyo jaantusyo badan oo mudan in bugaag badan laga qoro , Basle waxaan jecelahay inaan intaas kusoo afmeero muhiimadda qormadaydana waa in bal qof walba uu ka qaato sawir iyo humaag waxyalaha aan ka qadan karo malintaan waxaa kaloo iyaduna meesha kujirta in qof walba uu isku taxalujiyo casharadaan inuu ka faa’ideysto oo uu bulshadiisa iyo dadkiisaba wax uqabto waayo dhalinyaradu waa udub dhexaadka ay bulshaadu leedhaay waana halbeega lagu cabiro waxqbadka bulshada , Illahay han ina waafajiyo wadda saxda ah ee toosan Aamin .

Abwaan Philosopher Xaaji Aadan Afqalooc ( naxariis iyo jano illahay haka waraabiye ) waxa uu yiri :

Hadduu geed engego xaabadaa laga idlaystaaye

Mid yar oo iniintiisa ahbaa soo awaal baxa e

Isagaa anfaaciga hadhkiyo oodda kaafiya e

Dadkana odaygu goortuu ka baxo iyo islaantiisu

Ubadkooda hadhabaa tabcoo aayatiin hela e

Markii Aadam iyo Xaawa iyo keynta la abuuray

Sidaasay arwaaxdiyo dhirtuba ku isiraayeene

Umaddaan shabaabkeedu hanan waa u ayaan xuma e

Inamiyo hablahaba waxaad tihiin aarankii kacaye

Itaal gabe dadkiinii hore waydin aragtaane

Idinkaa amaanada xilkii eeggan qaabilaye

Iskaa wax u qabsada noloshu waa udub dhexaadkiiye

Israafkiyo fadhigu waa waxaad ku anbanaysaane

Axmaqnimo wakhtiga kaaga tagay oohin kugu reebye

Axadkii kaslaan ahi sabool abidkii weeyaane.

Mahadsanidiin

Mohamed Nour Mohamoud

Islamabad Pakistan

Ogeysiis Muhiim ah Sii akhri
Dhammaan Ma caamiisha webka puntlandonline waxaa la’ ogeysiinayaa in webka uu dhawaan soo daabicidoono qeybtii la baad ee sheekadii Waan isla qu manaaye Ma anigaa Qaldanaa?!. Sheekadaan waxaa ku soo kordhay qeybo cusub maxaayeelay dhacdada waa mid ilaa hadda taagan marka ka bogo oo akhriso yaanan lagaaga sheekeyn.

Koobka Degmooyinka Oo Galabta Ka Furmay Boosaaso”DAAWO SAWIRRADA”
Koobka waxaa ka qaybgalaaya ilaa 14-degmo,waxaana galabta ciyaartii u horeysay dhexmartay degmooyinka Bosaaso iyo Gumbax ee gobolka Bari.

Ciyaartaan ayaa kusoo dhamaatay 2-1 oo ay guusha ku raacday degmada Gumbax,waxaana dayac iyo habacsanaan weyn laga dareemayay ciyaartoyda degmada Bosaaso.

Gudoomiyaha Isboortiga ee gobolka Bari Mustafe C/raxmaan Majacase oo garoonka kula hadlay Saxaafada ayaa sheegay in koobkaan ugu magac dareen  dhiiragelinta dhalinyarada iyo ka wacyigelinta Burcad badeednimada.

Wuxuu intaas ku daray in Isboortiga uu kaalin weyn ka qaato isdhexgalka Bulshada iyo in dhalinta laga fogeeyo waxyaabaha anshaxa xun.

Degmooyinka ka qaybgalaaya ayaa kala ah;

Bosaaso

Waaciye

Iskushuban

Ufeyn

Qandala

Carmo

Balidhidin

Baargaal

Caluula

Gumbax

Rako Raaxo

Degaanka Qaw

Degaanka Buruc

Galgala

Maamulka Isboortiga gobolka Bari ayaa mudooyinkaan waday dadaalo dhinaca horumarinta Isboortiga iyadoo dhowaan la qabtay koob loogu magacdaray Nabadda iyo isdhexgalka Bulshada.

Tani waxay noqonaysa talaabo horumar ah oo uu qaaday maamulka maadam aan hore loo qaban tartan heer degmooyin ah.

Africa’s ‘father of technology’ on sparking a tech revolution
CNN) – Known by many as Africa’s “father of technology,” software pioneer Herman Chinery-Hesse has been spawning innovations for two decades, helping to break down tech barriers between the continent and the rest of the world.

The Ghanaian innovator and visionary founded SOFTtribe in 1991, one of the largest and most successful software companies in West Africa that has been creating computer solutions for businesses in the continent.

More recently, Chinery-Hesse who is often described as ‘”Africa’s Bill Gates,” embarked on a mission to spark an entrepreneurial revolution in Africa by bringing e-commerce to the most remote corners of the continent. His latest creations range from virtual shopping malls and electronic ticketing to digital insurance and security.

Here, CNN highlights some of the best innovations Chinery-Hesse and his teams have created over the years.

Shop Africa 53: A subsidiary of Black Star Line, the company Chinery-Hesse create in 2007, Shop Africa 53 is a virtual shopping mall for African products and services that enables merchants to sell their goods on the internet and accept payments on a mobile phone.

The website, which Chinery-Hesse describes as an African Amazon/PayPal type of service, allows shoppers anywhere in the world to look for African products and buy directly from local merchants — from art, clothes and jewelry to food products, cookware and appliances.

Chinery-Hesse says enthusiastically that the marketplace can give poor African craftspeople access to global markets.

“What’s going to happen next is that we’re going to augment it with the fact of the poor people in the villages being able to do international trade,” he says. “Some of which might grow into multi-billion dollar companies and so on within the next 20 years — watch this space, Africa is it!”

Keba-Ekong!: This re-usable plastic card, whose name translates to “bring it again,” is similar to the Oyster card, a form of electronic ticketing widely used in London, England for public transport.

But more than just a travel card, Keba-Ekong! is an all-purpose, pay-as-you-go system that is also used for several other purchases, including concert and cinema tickets, inside and outside Ghana.

“If you’re going to watch a concert today in Ghana you’ll probably receive one of those cards as your ticket — when you get to the gate there’s a scanner, peep it goes, wait, checking, you can go in,” says Chinery-Hesse.

“We have orders for concerts outside Ghana and the same thing happens — we just deliver the cards to them and on the day of the event we go onto our server and we setup the whole concert, number of seats … and they can start selling tickets six months in advance and they make their money, their counting is transparent for everybody.”

Quickie: For “Quickie,” Black Star Line collaborated with an insurance company to launch instant, on-demand cover through the use of scratch cards and mobile phone networks.

Just like Keba-Ekong!, Quickie uses the potential of the cloud to offer smart solutions tailored for the Ghanaian market. The product is designed to accommodate the needs of those who are not keen to pay large sums for insurance once a year, says Chinery-Hesse.

“Quickie” users can activate their cover by sending an SMS with the unique code that appears on the card that they’ve purchased from vendors of telecom products.

“You scratch the card, you look at your registration number, you stick it in to our server, you’re insured and the rest is history,” says Chinery-Hesse.

Akatua: Akatua was one of the first software to be developed by SOFTTribe some two decades ago.

Today, the cloud-based product, which has been taken on by many major companies operating in Ghana, claims to be the most efficient, payroll solution in the country.

It is designed to simplify a series of complex payroll issues such as staff salaries, and maintenance of taxes as well as managing deductions and back pay.

Hei-Julor!!!: Chinery-Hesse’s latest technological solution aims to use the potential of the cloud to offer what is claimed to be superior protection against armed robberies.

Dubbed “Hagelo,” which translates to “Hey, you thief” the service incorporates scratch cards and crowd sourcing through an internet and mobile phone based application.

A monthly $10 scratch card allows users to indicate to BSL’s server that their house is under attack. Then, a protection system mechanism is deployed to make sure the thief is caught.

“Within 2 minutes the whole neighborhood will be awake, the police are on their way, a security company is on their way, the radio stations are announcing [this house is under attack],” says Chinery-Hesse.

“The security people we’re working with predict — this big sign board that’s in the starter pack says: ‘This crib is protected by Hagelo alert systems, don’t even bother, you will run like a wet rat’ — and they say that sign board will put the fear of God into most thieves.”

source:cnn.com

MADAXWEYNE FAROOLE WAA MUDANYAHAY IN WAQTI DHEERAAD AH UGU YARAAN 2 SANO LOOGU DARO DURUUFO ADAG OO JIRA DARTOOD, WAANA SABABAYNAYAA
WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA MADAXWEYNAHA

PUNTLAND, DAWLADDIISA IYO ERGOOYINKII KA KALA YIMID GOBOLADA

ANSIXINTA DASTUURKA PUNTLAND DARTEED.

* Waxaan aaminsanahay kuna kalsoonahay in Madaxweyne C/raxmaan M. Faroole

ka soo dhalaalay hawlihii xiriirka Caalamiga, xiriirka xisaabtanka leh ee uu la sameeyey Dawladda Federaalka ah,  kaalinta wanaagsan ee uu ka galay dibuheshii- siinta arrimaha Soomaaliya, ka qaybgalka shirarka Caalamiga ah, xasilinta iyo qorsheynta hufan ee arrimaha maaliyadda oo hortiis aad looga cawday, maantana

waxaan ku bogaadinayaa uguna hanbalyeynayaa isaga iyo maamulkiisaba guusha laga gaaray ansixinta Dastuurka Puntland.

Waxaan kaloo ugu hambalyeynayaa in uu ku tallaabsaday dib u sixidda iyo turxaan bixinta nabadgelyada iyo midnimada Puntland oo hore u sinbiriiraxday, waxaana ugu ducaynayaa in Allaah ku guuleeyo hawshaas adag ee ka mid ah nolosha iyo jiritaanka reer Puntland.

* Muddo kordhintu waxay wax badan ka taraysaa in wadajirkii Puntland la soo celiyo, lana doono oo la soo maslaxo cid kasta oo caro qaadday sida Raasi Casayr, Geeldogob, Dhulbahante,  iyo Gaalkacayo oo shiddo sokeeye iyo mid derisba halakeeyeen. Magaalada Gaalkacayo ma aha laba magaalo, kamana tirsana laba Gobol ee waa hal deegaan oo ka mid ah Puntland.

Waxaan rajaynayaa in aan cidina ankirin xaqdhawrka iyo derisnimada iyo in aanay cidna uga darin soodhoweyntii hore loo meelmariyey, nabadkuwadanoolaanshaha, barwaaqada iyo Soomaalinimada. Hana la wada ogaado in aanay cidna dan u ahayn in

la soo faag-faago fidmo iyo belaayo la aasay.

Waxaan rajaynayaa in xal waara laga gaaro Galkacayo oo murugsan, nabadgelyo buuxdana  dhaqso loogaaro. Cid kasta oo ehel hoose iyo derisba ah haddii dhibaato

adduun dhexmarto waxay heshiin karaan markay dhibta jirta runta ka wada sheegaan,

wax kasta oo dabka sii hurinayana ka wada hortagaan, waxaana boogtu sii hurgumay-

saa kolkii been, faan, damac waalan iyo isla weyni la isku asqaysiiyo, dhaxalkeeduna

wuxuu markaas noqonayaa (KADAR OO DIBI DHAL) iyo in miro berde oo hore

duuduub loogu liqay la mantago.

* In Maamulka Madaxweyne Faroole oo Soomaaliya ka bilaabay soo saarid shiidaal, aadna ugu dhiirraday arrintaas ugubka ah uu ka yoolgaaro si Ummadda Soomaaliyeed ee baahidu iska horkeentay u maqlaan shiidaal baa soomaaliya laga

helay, waana hubanti in haddii ay arrintaasi dhabawdo wax badani iska beddeli doonaan arrimaha qalafsan ee kala fogeeyey dadkii Soomaaliyeed ee weligoodba isjeclaan

jiray, walaalahana ahaa ee uu sheydaanku isu dacareeyey, dabkana ka dhex shiday.

* Muddo kordhinta Madaxweynaha waxay muhiimad u leedahay u toog-haynta waqtigan

kala guurka ah iyadoo dhawr bilood kaddib la filanayo dhisme dawlad Soomaaliyeed iyo

rajo wajiyo iyo nidaam cusub ah oo aayatiin leh insha Allaah, waxaana rajaynayaa in

waqtiga Madaxweynaha loo kordhinayaa ka hoos marin (2 sano) duruufo badan oo adag dartood, iyo sababtoo ah mas’uul shaqaynaya oo la bartay ayaa lagaga kalsoonyahay

qaar soo gurdamaya oo haddana hanjabaya, wax badanna laga ogayn kartidooda iyo aamminimadooda..

TALO SOO JEEDIN

* Waa habboontahay in uu Madaxweynuhu xoogga saaro in la qoro 20.000

oo ciidammo Puntland ah, dhaqsona loo tababaro, aadna loo qalabeeyo si ciidankaasi uga hawlgalo nabadgelyada deegaannada Puntland oo dhan, lagana hortago nooc

kastoo fidmo ah iyo argagixisada la sheegay in ay ku soo wajahan yihiin buuraha Galgala, loona qorsheeyo dhaqaale dabooli kara baahidooda.

Haddii ay suuragal tahay waxaan ku talin lahaa in ciidanka daraawiishta ah ee la qorayo

ay ahaadaan dhallinyaro nadiif ah, aqoon leh, lagana qaato Dugsiyada Dhexe, Dugsiyada

Sare iyo Jaamacadaha.

Dhallinyarada Jaamiciyiinta ah waxaa loo tababari karaa saraakiil sare, dugsiyada

dhexe iyo sare saraakiisha hoose, isla markaasna waxaa lagama maarmaan ah in kulliyadda tababarka Booliiska ee Carmo la ballaariyo, lagana dhinac dhiso Kulliyadda Tababarka Saraakiisha Sare ee Booliiska Puntland.

* In Madaxweynuhu ka salgaaro in dhaqso looga faa’iidaysto shiidaalka la qodayo

haddiiba uu rumoobo, lana badiyo qodidda ceelasha, lagana doono oo laga qodo

dhulka badan ee uu shiidaalku ceegaago, loona diyaariyo qorshaha shiidaalka

maamul adag oo karti u leh hawshaas, kuna shaqeeya waddanimo, daacadnimo,

xilkasnimo iyo hawlkarnimo dheeraad ah, xilka culus ee arrimaha shiidaalkuna waa

in ay shanta ugu jirtaa Maamulka Dawliga ee Ummadda ka dhexeeya, waana in laga

fogaado in cid kale wax laga weydiiyo ama ku lug-yeelato shiidaalka iyo dhammaan

hawlaha dawladda.

* In Madaxweynuhu kaalintii uu horeba kaga jiray la xisaabtanka Dawladda Federaalka

aad u sii kobciyo, aadna u badiyo talooyinka wax ku oolka ah ee uu u gubiyo Soomaalida inteeda kale, islamarkaasna Maxdaweynaha iyo Golayaasha dawladdu badiyaan

booqashooyinka caadiga iyo kuwa kediska ah ee ay ku marayaan deegaannada Pl,

dadkana aad loo wacyigeliyo, xaqiiqada iyo dhibaatooyinka jirana wax badan laga soo

ogaado, waxqabad muuqdana loo diyaargaroobo, hana la xoogeeyo wadatashiga iyo

iskaashiga dawladda iyo shacabka.

* Ugu dambaystii waxaan ka codsanayaa Madaxweynaha Puntland State of Somalia

Mudane Dr. A. M. Faroole in haddiiba ay suuragal tahay dib loo akhriyo, dibna loo

qiimeeyo nidaamka ka hadlaya Axsaabta badan oo aan maqlay in ay dawladdu talo ku

gaartay in Puntland yeelanayso 3 xisbi.

Haddaba aniga oo weli xasuusan kana xun wixii soomaaliya ka soo martay xisbiyada

badan iyo doorashadii 1969kii waxaan aad iyo aad ugu talinayaa in ay Puntland

yeelato 2 Xisbi oo qura. Waxaan aaminsanahay in wixii ka badan laba xisbi ay kor-

dhinayaan oo keli ah buuq, aamindarro, qabyaalad iyo tayo la’aan.

1969kii waxaan joogay oo ka codeeyey ayaamihii doorashada Degmada Buuloberde,

waxaana ka jiray xisbiyo aan xisaab lahayn oo ay ku yaraadeen magacyada xoolaha,

duurjoogta iyo habardugaagga, ayna ka mid ahaayeen:

Hal iyo Nirig, Lax iyo Wan, Maroodiga, Yaxaaska, Diiqa, Libaaxa iwm

Wabbillaahi Tawfiiq

W.Q. Muuse Xaaji Abees

Email: abees11@yahoo.com

Tacsi-Geerida ku timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi
INAA’LILAAHI WA’INAA’ILEYHI RAAJICUUN..

Waxaana ay uga Tacsiyenayaan ummadda Soomaliyeed iyo reer puntlandba Geeridii naxdinta lahayd eek u timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi oo kugeeriyooday Caawo Wadanka isutaga Imaradka carabta (UAE) waxaan ay illahay ugabarayaan Beeldaajaha inuu janadii firdowsa Illahay ka waraabiyo ,Qabrigiisana illahay u waasiciyo dhamaan ummadda  reer Puntland uu samir iyo iimaan kasiiyo Aamin ; Dadka tacsida diraayana wax ay kala yihiin :

1.Eng. Mohamed Abdi Said (Sagac)

Gudoomiyaha Golaha Qurbajoogta Puntland Faraca India

2.Ahmed Abdirahman Aden Dalab(Fashion)

Gudoomiye Kuxigeenka Golaha Qurbajoogta Puntland

3.Shaafici Jaamac Faarax (Xagar)

Madaxa Maaliyadda

4. Mahamuud Yusuf Qahar

Madaxa Xiriirka Dibadda

5. Abdirahman Abdiqadir (China)

Madaxa Isboortiga iyo Dhalinyaradda

6.Said Aden Yusuf (Gacameey)

Madaxa Wabarashadda

7. Abdiqadir Mohamed Yusuf (Qooleey)

Madaxa Warfaafinta

8. Dr.Mahamed Nur Jamac (Bootaan)

Xoghaya Gudigga Joogtada ah

Dad ka reer Muqdisho oo ka hadlay Tagidda Ciidamada Shisheeye ee Magaalada Beydhaba.
Iyadoo Askar ka socota Ciidamada Shisheeye ay gaareen Magaalada Beydhaba ee Xaruun gobaleedka Magaalada Beydhaba ayaa waxaa Jirta hadallo ka laduwan oo ka soo baxayay Qeebaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Caasimadda Soomaaliya.

Dad ka qaar ayaa waxaa ay qabaan in Ciidamada Shisheeye ee gaaray Beydhaba aysan waxba soo kordhindoonin Tagidda Magaalada Beydhaba,waxaana sii kordhaya oo kali ah ayeey yiraahdeen dagaalada kadhacaya Magaaladaasii.

Sidoo kale Qaar kamid ah dad kaas ayaa waxaa ay aaminsanyihiin in Arintan loo fahmi karo Gumeysi Maadaama la doonayo in Ciidamada Shisheeye lagufidiyo Gobalada dalka Soomaaliya.

“Hadii ay Ciidamada Shisheeye soo kordhinkaraan Ammaan ,Maxey Muqdisho u hagaajinwaayeen amaankeeda “sidaa waxaa yiri Maxamed Yuusuf Cageey oo ah aqoonyahan ku nool Caasimadda Soomaaliya.

Hadalkan ayaa waxaa uu imaanaya Xilli Magaalada Beydhaba ay gaareen Ciidamada Shisheeye ee loogu Magacdaray AMISOM ,kuwaasoo latilmaamay in ay gaarayaan 100 Askari.

Ciidamada Shisheeye oo Maanta Duqeeyay Deegaano kabaxan goobihii dagaalka uu ka dhacay.
Kadib Markii Saakay waa barigii uu dagaal Culus ka qarxay Deegaano ka tirsan Dayniile ,kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan Milliriga Al-shabaab iyo kuwo dowladda KMG-ka ah oo garab Milletiri ka helaya kuwa shisheeyaha ah.

Warar ka naga soo gaaraya Ceelasha biiyaha ayaa waxaa ay shegayaan in Maanta qeebo kamid ah deegaanada loo barakacay lagu garaacay Madaafiicxooggan ,taasoo ay tuurayeen Ciidamada Shisheeyaghay.

Goobaha Madaafiida laga tuurayay waxaa kamid ahaa Ex Xaruuntii hore ee Ciidamada Asluubta iyo Ex Kuliyadii hore ee Jaalle Siyaad.

Wariye Jooga Ceelasha biiyaha ayaa Puntlandonline u xaqiijiayay in Madaafiicdaas ay qasaaro geysteen waxaana wariyaha uu intaa raaciyay in dad kaas ay ahaayeen dad rayid ah oo aan waxba galabsan.

Ciidamada Shisheye ayaa waxaa lagu yaqaanaa Marwalba in ay Duqeymo Nuucaan oo kala ah ay u geystaan dad ka Shacabka ah ee ka madaxbanaan dagaalka lagula jiro.

Madaafiicdii Maanta lagu garaacay Deegaanada loo barakacay ayaa kadanbeysay dagaal Culus oo ilaa galabta gaaray kaasoo kadhacay degmada daayniile qeebo kamid ah waxaana uu ahaa mid u dhaxeeya Dowladda oo garab ka heleysa Shisheeyahay iyo Al-shabaab oo dhinac ah.

Guddi ay Dowladda u Magacaabay Qaban qaabada in Aas qaran loo Sameeyo Madaxweyne Yuusuf.
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu Magacaabay in ka shaqeeya Sidii Aas qaan loogu Sameyn lahaa Madaxweynihii hore ee Geeriyooday ,waxaana gudigaas la xaqiijiyay in si rasmi ah ay ugu Shaqeeyaan sidii aas qaran loogu Sameynahaa Marxuumkan geeriyooday.

Gudigaan ayaa waxaa ay isgu jiraan Waziiro,Xildhibaano iyo Culimaa’udiin kuwaasoo ay doladda u aragtay in ay yihiin dad kii gudananlahaa waajibkooda sida ay Madaxda Tilmaamtay.

Berri ayaa lagu wadaa in Madaxweyne Cabilaahi Yuusuf la keeno Soomaaliya gaar ahaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ,halkaasoo ay ku sugan tahay dowladda Fadaraalka Soomaaliya.

Cabilaahi Yuuf Axmed ayaa waxaa uu noqonayaa Madaxweynihii Labaad ee Janaaso lagula dukado Magaalada Muqdisho ,waa haddii ay Suuragasho Berii Insha’allaah.

Sidaan oo kale waxaa Salaad Janaaso lagula dukaday Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya Aadan Cadde ,kaasoo Salaadda lagula dukaday Masjidka weyn ee Isbaheysiga .

Aaskan lafilayo in uu Berri dhaco ayaa waxaa la filaya in ay ka qeyb galaan Masuuliyiinta ugu Sareysa dowladda Fadaraalka ,waxaana Ammaanka Sugi doona Ciidamada Shisheeye ee Muqdisho Xoogga ku jooga.

Shariifka Hogaamiya Fadaraalka Somaliya oo Tacsi u diray Ehelka Marxuum Cadilaahi Yuusuf Axmed.
Shariif Sheekh Axmed oo Hogaan u ah Dowladda Fadaraalka KMG-ka ah oo Maanta Shir jaraa’id ku qabatay Xaruunta Madaxtooyada ayaa waxaa uu Tacsi u diray Ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagay Madaxweynihii Hore ee Fadaraalka Somaliya.

Shariif ayaa waxaa uu sheegay in Cabdulaahi Yuusuf uu ahaa Nin wax badan u soo qabtay dalka,isagoona Dad ka Soomaalyeed ugu baaqay in ay Cafiyaan Madaxweynahay.

“Qofka haddii uu xil qabto waa qasab waxaa uu yeelanayaa eedeemo badan ,Marka waxaan Shacabka Soomaaliyeed ka Codsanayaa in ay Iskacafiyaan Madaxweyihii Hore ee Dowladda Fadaraalka” ayuu yiri Shariif Sheekh Axmed oo Maanta lahadlayay Warbaahinta.

Cabilaahii Yuuf Axmed ayaa waxaa uu ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee Aas aasay Dowlada Fadaraal ah islamarkaana ahaa Madaxweynihii ugu horeeyay ee Fariista Aqalaka Madaxtooyada waxii kadanbeeyay Bur burkii Dowladda qalbaka Siday ee uu hogaaminayay Siyaad barre.

Cabdilaahi ayaa dad badan waxaa ay ku xusuustaan in uu ahaa Nin Jeclaa in dalka Soomaaliya ay ka hergasho Dowladda Soomaaliyeed ,inkastoo ay jireen sas badan oo ka soo horjeeday,laakiin Maanta Cabilaahi waa uu baneeyay Booski uu jogay.