News »
Kenya oo Xertay Haweeney lagu tuhmayo in ay Xiriir la leedahay Al- shabaab
March 16, 2012 // 0 CommentsSaraakiil ka tirsan dowladda Kenya ayaa sheegay in ay hayaan Haweeney lagu tuhmayo in ay Xiriir la leedahay Al-shabaab ,waxaana Saraakiisha ay Sheegeen in haweeneydaas
Gabar ka soo jeeda Boqortoyada Marooko oo isdishay
March 16, 2012 // 0 CommentsAmniya Al-fiilaani oo 16 jir ah kana soo jeeda Boqortooyada Maroko islamarkaana ku nooleyd Deegaanka Al-acraash ayaa isdishay ,kadib Markii si qasab ah loogu guuriyay
PUNTLAND OIL: We will not fall into the mistakes made by others, said Farah Ali Jama, Puntland Minister of Finance
March 13, 2012 // 0 CommentsNAIROBI, 8 March 2012 (IRIN) – The recent discovery of oil deposits in the self-declared autonomous region of Puntland, northeastern Somalia, could improve its population’s
NAIROBI: Shir Looga Hadlayay Caafimaadka Soomaaliya Guud Ahaan Oo Nairobi Kusoo Gabogaboobey Maxaase Looga Hadlay? Yaase Kasoo Qaybgalay Soomaalida?
February 19, 2012 // 0 Comments
Nairobi: Magaaladda Nairobi ee xarunta Wadanka Kenya ayaa waxaa 4 maalmood ee u danbeysay (13-17) ka socday shir caalami ah oo looga hadlayay caafimaadka guud ahaan
Arday dhamaystay CISCO Course oo Jaamacadda Boosaaso shahaadooyin lagu gudoonsiiyey
February 17, 2012 // 0 Comments
Xaflad Shahaadooyin iyo abaal marino lagu gudoonsiinayey arday dhamaystay koorso uu bixiyey machadka CISCO oo fadhigiisu uu yahay dalka Maraykanka xiriirna la leh Jaamacadda Boosaaaso
Xaflada soo dhaweynta dallada ururada aan dawliga ahayn ee Puntland (Puntland Non-State Actors Association) ee Kadhacday wadanka Uganda.
February 15, 2012 // 0 Comments
Waxaa ka dhacday maalinimadii jimcaha ahayd magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda oo ku beegnayd 10/02/2012 xaflad ay qabteen ururka ardeyda reer Puntland ee Uganda( Puntland Students
Meyd Wiil Dhalinyara ah oo lagu arkay Xeebta Liida ee Muqdisho.
January 27, 2012 // 0 CommentsSaakay ayaa Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho waxaalagu arkay Wiil Dhalinyara ah kaasoo Meykiisa ay soo tuftay Badda ,waxaana Wiilkaas la xaqiijiyay in uu kamid
Xog ku saabsana Khilaafka Dekadda iyo Bilowgeeda
January 25, 2012 // 0 Comments
Waxaa Cirka isku shareeray khilaaf xoogan ee soo kala dhex galay Maamulka Dekeda Magaalada Muqdisho iyo Wasiirka Dekedaha, Gaadiidka Badda cirka iyo dhulka, iyadoo khilaafkan
Kulan Muqdisho ay ku yesheen Madaxda Dowladda iyo Jerry Rawlings oo ka socda AU
January 25, 2012 // 0 CommentsKulankan ayaa waxaa uu ahaa mid ay Saxaafadda dibad joog ka aheyn waxaana uu sitoos ah u dhexmaray Madaxda ugu Sareysa dowladda iyo Masuulka Ururka
UNPOS oo Xafiis ka furatay Muqdisho
January 24, 2012 // 0 CommentsMasuuliyiinta ugu Sareysa dowladda KMG ah iyo Wakiilo ka socda QM ayaa Maanta waxa ay ka qeyb galeen Xafiis Cusub oo ay yeelaneyso QM gaar




