News »

Waa maxay casharada iyo tusmooyinka aan ka qaadanayno 15-May ?

SYL May 15, 2012   //   0 Comments

  Waa maxay casharada iyo tusmooyinka aan ka qaadanayno 15-May ? Ascm. Mahad oodhan illahay bay usugnatay naxariis iyo nabad geliyona suubaneheena kor kisa ha’ahaato

Continue Reading »

Ogeysiis Muhiim ah Sii akhri

May 1, 2012   //   0 Comments

Dhammaan Ma caamiisha webka puntlandonline waxaa la’ ogeysiinayaa in webka uu dhawaan soo daabicidoono qeybtii la baad ee sheekadii Waan isla qu manaaye Ma anigaa

Continue Reading »

Koobka Degmooyinka Oo Galabta Ka Furmay Boosaaso”DAAWO SAWIRRADA”

mustafe April 27, 2012   //   0 Comments

Koobka waxaa ka qaybgalaaya ilaa 14-degmo,waxaana galabta ciyaartii u horeysay dhexmartay degmooyinka Bosaaso iyo Gumbax ee gobolka Bari. Ciyaartaan ayaa kusoo dhamaatay 2-1 oo ay

Continue Reading »

MADAXWEYNE FAROOLE WAA MUDANYAHAY IN WAQTI DHEERAAD AH UGU YARAAN 2 SANO LOOGU DARO DURUUFO ADAG OO JIRA DARTOOD, WAANA SABABAYNAYAA

April 23, 2012   //   0 Comments

WAXAAN HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAA MADAXWEYNAHA PUNTLAND, DAWLADDIISA IYO ERGOOYINKII KA KALA YIMID GOBOLADA ANSIXINTA DASTUURKA PUNTLAND DARTEED. * Waxaan aaminsanahay kuna kalsoonahay in

Continue Reading »

Tacsi-Geerida ku timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi

April 9, 2012   //   0 Comments

INAA’LILAAHI WA’INAA’ILEYHI RAAJICUUN.. Waxaana ay uga Tacsiyenayaan ummadda Soomaliyeed iyo reer puntlandba Geeridii naxdinta lahayd eek u timi Beeldaaje Faarax Beeldaaje C/laahi oo kugeeriyooday Caawo

Continue Reading »

Dad ka reer Muqdisho oo ka hadlay Tagidda Ciidamada Shisheeye ee Magaalada Beydhaba.

April 6, 2012   //   0 Comments

Iyadoo Askar ka socota Ciidamada Shisheeye ay gaareen Magaalada Beydhaba ee Xaruun gobaleedka Magaalada Beydhaba ayaa waxaa Jirta hadallo ka laduwan oo ka soo baxayay

Continue Reading »

Ciidamada Shisheeye oo Maanta Duqeeyay Deegaano kabaxan goobihii dagaalka uu ka dhacay.

March 30, 2012   //   0 Comments

Kadib Markii Saakay waa barigii uu dagaal Culus ka qarxay Deegaano ka tirsan Dayniile ,kaasoo u dhaxeeyay Ciidamo ka tirsan Milliriga Al-shabaab iyo kuwo dowladda

Continue Reading »

Guddi ay Dowladda u Magacaabay Qaban qaabada in Aas qaran loo Sameeyo Madaxweyne Yuusuf.

hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh March 23, 2012   //   0 Comments

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Maanta waxaa uu Magacaabay in ka shaqeeya Sidii Aas qaan loogu Sameyn lahaa Madaxweynihii hore ee Geeriyooday ,waxaana gudigaas la xaqiijiyay in

Continue Reading »

Shariifka Hogaamiya Fadaraalka Somaliya oo Tacsi u diray Ehelka Marxuum Cadilaahi Yuusuf Axmed.

Sheekh-Sharif March 23, 2012   //   0 Comments

Shariif Sheekh Axmed oo Hogaan u ah Dowladda Fadaraalka KMG-ka ah oo Maanta Shir jaraa’id ku qabatay Xaruunta Madaxtooyada ayaa waxaa uu Tacsi u diray

Continue Reading »

Geerida Cabdilaahi yuusuf oo dad ka ay ka wada Naxeen.

ccccccccccccccccccccc March 23, 2012   //   0 Comments

Kadib Markii ay soo baxday in Madaxweynihii hore ee Dowladda Fadaraalka Somaliya Marxuum Cabdilaahi Yuusuf Axmed uu geeriyooday ayaa Tan iyo Saakay Tacsi kala duwan

Continue Reading »

Next Page »