Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Beenin Bayaan lagu been abuurtey beelaha Cali Saleebaan ee Gobolka Bari

Ku: Dhamaan Saxaafadda Soomaliyeed gaar ahaan tan Puntland


 


Ujeeddo: Beenin Bayaan lagu been abuurtey beelaha Cali Saleebaan ee Gobolka Bari


 


Beelaha Cali Saleebaan waxay si wada jir ah u beeninayaan baayaan ku soo baxey saxaafadda soomaaliyeed qaarkood oo laga been sheeganayo beelaha cali saleebaan, iyadoo lagu sheegey qoraalkaas in beeshu kalsoonida kala laabatey dawladda Puntland.


 


Haddaba markii beeshu aragtey qoraalkaas been abuurka ah waxay go’aansatey in ay soo gudbiso qodobadan hoos ku xusan:


 



  1. Qorlaakaas been abuurka ah waxaa si aan xushmadi ku jirin la isticmaaley magacayo u badan dad muddo hore geeriyoodey allaha u naxariistee, dadkaas waxaa ka mid ah:


    1. Maraxuum Nabadoon Shire Yusuf Maxamed

    2. Marxuum Ciise cumar deer

    3. Marxuum Xasan Xaaji Faarah

    4. Marxuum Mire xaaji siciid

    5. Marxuum Ismacil Dawaarig

    6. Marxuum salad Guul

  2. waxaa kale oo si khaldan oo aan ixtiraam ku jirin looga been sheegey magacayada xubno ka tirsan dawlada Puntland iyadoo lala xirii karo hadii loo baahdo, waana xubnahan Hoos ku xusan


    1. Xildhiban Xassan Afdhaal

    2. Xildhiban Sheebbe Sheekh Maxamuud

    3. Wasiir ku xigeen Siyaar Dable

 


Xubnahaasi waxay iminka ka tirsan yihiin labada gole ee baarlmanka iyo golaha xukuumadda.


 



  1. Beeshu waxay caddaynaysaa in Dawladda Puntland ay tahay dawladooda isla markaana ay la garab istaagantahay wax kasta oo waajib ku ah, una joojinmayso beeshu shakhsiyaad waayey fadlantii oo ku caytamaya beena ku sheegaya iyagoo isticmaalaya saxaafad aan sinaba u xushmeen hab-dhaqanka iyo anshaxa saxaafadda.

  2. Beeshu waxay ka dalbanaysaa in dadkii qorlaakaasi maleegey ay ilaahay u toobad keenaan oo ay iska dhaafaan isticmaalka dad inaka hooseeya oo mar hore geeriyoodey.

 


Wabilaahi Tawfiiq


 


Saalax Maxamed


 

         ©2008 Puntland Online.     .