Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Gudoomiyaha waxbarashada Gobolka Bari Maxamed Caynab oo ka qaybgalay xaflad lagu xirayey dhamaadka Imtixaanki Semisterka 1-aad ee Sanada 2009/2010 ee Jaamacada Muqdisho, Boosaaso.

Imtixaankaas oo maalmihii lasoo dhaafay uu socday Ardaydaas, ayaa si kama dambeys ah uu fariisteen Imtixaanka, waxaana Ardaydaas ay ahaayeen kuwa aad ugu faraxsanaa gaba gabada Imtixaanka iyadoo ay isla dhexmaraayeen Hambalyo iyo Bogaadin.


Gudoomiyaha Waxbarashada gobolka Bari Maxamed Caynab oo goobjoog ka ahaa maanta Jaamacadda, waxaana uu soo jeediyey Ardada iyo Macalimiinta Jaamacadda Hambalyo iyo Bogaadin Sare.


Waxaana uu ku dheeraaday muhiimadda ay leedahay Waxbarashada, isagoo ugu baaqay Ardayda Jaamacadda ay noqdaan kuwa wax uu tara Bulshadooda mustaqbalka dhow.


Gudoomiyaha ayaa sidoo kale hambalyo balaaran ujeediyey Masuuliyinta Jaamacadda Muqdisho, waxaana uu sheegay in ay talaabo wanaagsan ku dhaqaaqeen tan iyo markii ay xarun ka furteen magaaladda Bosaaso.


Sidoo kale Gudoomiyaha Jaamacadda Muqdisho Professor. Cali Sheikh Ahmed ayaa ugu hambalyeeyay ardayda jaamacadda munaasabadda dhamaadka semestarka 1aad ee sandka 2009/2010 isaga oo ka mahadceliyay dadaalka waxbarasho ee ay ardaydu muujiyeen mudadii ay jaamacadda waxka baranayeen kulana dardaarmay in ay sii laba laabaan dadaalkooga.


Ardayda jaamacdda ayaa cabiray dareenkooda iyaga oo ku faraxsan horumarka ay ka sameeyeen dhinaca waxbarashada.


Waxay waalidiintooda iyo Maamulka Jaamacadda uga mahadceliyeen diyaarintooda iyo dhimaha campuska wayn ee leh dhamaan adeegyada waxbarasho ee lagu diyaarayay campuska.


Faraca Bosaaso ee Jaamacdda Muqdisho waxaa la furay 3/08/2008, waxaana lagu bilaabay waqtigaas sedax kuliyadood oo kala ah sharciga iyo qaanuunka, waxbarashada, iyo kuliyadda dhaqalaha iyo maamulka oo dhamaantood ka koobanaa takhasusyada: shari’a & law, social science, Math & physics, Economics, Business Administration, Accounting iyo Public Adminstration.


Sanadkana waxa lagu soo kordhiyay kuliyadda Computer Science & information technology iyo barnaamijka daraasaadka sare ee takhasuska sharciga iyo qaanuunka, waxbarashada iyo maamulka iyo maaraynta, taas oo ay jaamacadda iska kaashadaan Umdurmaan Islamic University iyo Open University Malaysia.


Source Horseedmadia Boosaaso.


 

         ©2008 Puntland Online.     .