| WAR DAG DAG AH: Qaraxa ka dhacay Hoteel Shaamow ee magaalada Muqdisho |
WAR DAG DAG AH: Qaraxa ka dhacay Hoteel Shaamow ee magaalada Muqdisho Wararka naga soo gaaraya Magaalada muqdisho ayaa sheegaya in Qarax xooggan uu goor dhow kadhaca Hoteelka Shaamow ee magaalada Muqdisho waxaana ku dhintay Wasiiro iyo Laba wariye. Wasiirka caafimaadka ee Dowladda Somaliya Qamar aadan iyo wasiirka wax barshada ee Dowladda Somaliya iyo Wasiiro kale oo kamid ah Dowladda Somaliya. waxaa sidoo kale ku dhintay Wariye Maxamed amiin Aadan Cabdulle oo ka shaqeyn jiray idaacadda Shabelle iyo Xasan Subeer Fantastic waxaana ku dhaawacmay Wariyaal kale oo uu kamid yahay Maxamed Xuseen Xasan Maddale Madaale oo ka shaqeyn jiray Idaacdda Xormo ee magaalada Muqdisho. Waxii warar ah oo ku soo kor dha kala soco Wararkeena kale |


