Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Masuuliyiinta Galmudug oo ka dashay Bambaanooyinkii xalay lagu weeraray xaruunta Madaxtooyda Galmudug.

Masuuliyiinta maamulka koofureed ee Galmudug ee ka arimiya dhanka koofureed ee magaalada Gaalkacyo ayaa ka hadalay qaraxyadii xalay lala beegsaday xaruun ay masuuliyiinta Galmudug ku la haayeen koofurta magaalada Gaalkacyo.


Masuuliyiinta mamulka Galmudug ayaa waxaa ay saakay warbaanihada u sheegeen in qaraxyadaasii ay kadanbeeyeen sida ay sheegeen Al shabaab iyo Xisbul Islaam oo uu til maameen in uu dagaal kala dhaxeeyo.


Masuuliyiinta maamulka Galmudug waxaa ay dad weynaha ku dhaqan koofurta magaalada Gaalkacyo ka codsadeen in ay ilaa liyan ammaanka Deenadooda islamarkaana ay gacan siiyaan ciidamda ammaanka ee Galmudug si ammaanka wax looga qabto.


Qarxyadaasii xalay Dhacay ayaa waxaa loo adeegsaday Bambaanooyinka gacanta laga tuura oo maalmihii ugu danbeeyaba ka dhici jiray magaalada Gaalkacyo,iyadoo ay ku dhaawacmeen laba qof oo ra'yid ah qaraxydii xalay lagu weeraray madatooyada Galmudug.


Waxaana qaraxyadaasii ay dhaceen xilli masuuliyiin ka socota Culimaa'udiinka ahlu sunna waljameec oo ka yimid Gobalada dhaxe iyo masuuliyiinta galmudug ay kulan ku la haayeen xaruuntaasii xalay la weeraray ,in kastoo aysan jirin qasaaro soo gaaray masuuliyiin halkaasii ku sugneyd.


Waa markii ugu horresay oo dhanka koofureed ee magaalada Gaalkacyo oo ay ka arrimiyaan maamulka Galmudug qaraxyo ay ka dhacan marka loo eego dhanka Wuqooye ee Magaalada Gaalkacyo oo xilliyadii ugu danbeysay kacsaneyd.


Axmed Xasan Ibraahin(Axmed yare)


axmedyare20s@hotmail.com


Tafaftiraha Guud ee Puntlandonline


 

         ©2008 Puntland Online.     .