Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Madaxweyna Shariif oo ku baaqay in beesha caalamka ka dhabeeyaan ballanqaadyadii ay horay u sameeyeen.

Madxweynha Dowlada federaalka Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in weli ay beesha caalakba ay ka sugayaan taageeradii aheyd in ay wax u qabanayaan Shacabka Somaliyeed.


Waxaa uu sidoo kale Madaxweynaha soo hadal qaaday in ballan qaadyadaasii ay ka sugayaan dowlad ama hey’ad waliba oo horey ugu dhawaaqday in ay saacideyso isla markaasina ay ku dooneyso dowladda in dhaqaalaha halkaasi kasoo baxa ay ku hawlgeliso dhaq dhaqaaqa ciidamada dowladda.

Xilliga uu hadalkan sheegayay madaxweynaha waxaa uu wareysi siinayay wakaaladda wararka u fidisa Farasiiska ee AP


Shariifka ayaa waxaa uu in taa sii ku daray in Dowladdiiso ay wax badan ka qabtay arimha ammaan ee dalka Somaliya isago xusay in wax badan ay iska badaleen 11 kii bilood ee ugu danbeeyay.


Dhanka kale madxweynaha ayaa waxaa uu yiri Beesha caalmka waxa ay awood u leedahay in ay wax badan ay kaqataan arimaha Somaliya laakiin waan kaxumha sida ay ugu gaabiyeen ayuu yiri madaxweynaha Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed


Sikstaba ha ahaatee Dowladda Somaliya ayaa taageero caalami ah ka dooneysa beesha caalmaka maadaama Dowladdo ay san awoodin in ay guud ahaanba hanato amniga dalka Somaliya gaar ahaan magaalada ay hadda dagantahay ee muqdisho.


Axmed Xasan Ibrahin Axmed Yare)


axmedyare20s@hotmail.com


Tafaftirha Guud ee Puntlandonline


 

         ©2008 Puntland Online.     .