Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Puntland oo beenisay in xabsiyadeeda lagu dilo maxaabiista ku jirta.

Wasiiru dowlaha mamul wanaaga ee maamulka Puntland Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo maanta shir jara'id ku qabtay xaruunta madaxtooyada ee magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ku beeniyay warar sheegayay in Nin kujira mid kamid ah xabsiyada Punland lagu dilay gudha xabsigaasii.


Waxaan doonayaa in aan halkan ka sheego war been ah oo saxaafadda qaarkood ay sheegeen kaa soo ah in haba yaraatee aysan jirin wararka sheegaya in Nin max buus ah lagu dilaya mid kamid ah xabsiyada Puntland ayuu yiri mr:Gaashaan.


Masuulkan ka tirsan maamulka Puntland ayaa waxaa uu sheegay in Puntlan aysan aheyn mid u taagan dhibaatada shacabka Somaliyeed, laakiin Puntland ay dooneyso buu yiri mideynta Shcabka walaala ah.


Maxamed Faarax Ciise Gaashaan oo ah Wasiiru dowlaha maamul wanaaga ee Puntland oo ay wariyaashu weydiiyeen Su'aalo dhowr ah oo ku aadan dadka xabsiyada lagu dilo iyo shaqsiyaadka lasheegay in loo gudbiyo Dowladda Ithoiopia taa soo mr: Gaashaan uu ka gaabsaday in uu si habsamileh ugu jawaabo Su'aashasii uu wariya weydiiyay.


Si kastaba ha ahaatee hadalkan ayaa waxaa uu ku soo beegmayaa xilli si weyn loo hadal hayo in maamulka Puntland ay dad Somaliyeed ah u gacan galiyeen Dowladda Ithoiopia.


laakiin dad farabadan ayaa wali sugaya in Puntland ay faa faahin buuxda ay ka bixiyaan tuhunkan ku aadan gacan galinta dadka Somaliyeed gaar ahaan dadka ka soojeeda Somali Galbeed oo loo dhoofiyo Ithoiopia .


Axmed Xasan Ibraahin(Axmed yare)


axmedyare20s@hotmail.com


Tafaftiraha Guud ee Puntlndonline


 

         ©2008 Puntland Online.     .