Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Lamaanihii Britain oo laga cabso qabo in ay dilaan kooxha Bur cad badeeda ee gacanta ku haya.

Filinkii ugu horreyay ee laga soo duubay lamaahii u dhashay dalka Britain ayaa waxaa laga gu soo bandhigay muuqaalkii lamaanahasii u dhashay dalka Britain oo in mudda ah ay gacanta ugu jireen kooxo Bur cad badeed Somali ah.


Waxaana Filimkaasii ka muuqanayay Nin hubeysan oo kamid ah kooxaha ay gacanta ugu jiraan oo lamaanahasii ag taagan,waxaana lamaanahaasii ay sheegeen in ay siweyn ugu xabsi qabaan in kooxaha Bur cad badeeda ay dilan maalmaha soo socda haddii aysan ka soo gaarin dowladda dalka Britain.


Lamaanahaan ayaa waxaa ay kooxaha Bur cad badeeda waxaa ay ka soo qafaasheen bad weynta Hindia xilli ay dalxiis halkaasii ku marayeen.


Kooxaha Bur cad badeedda ayaa lamaanahaasii waxa ay ku doonayaan in ay ka qaataan lacag madaxfurasha ah waxaana ay horey u shaaciyeen lacag gaareysa ilaa 7 Malyan oo doolarka Mareekanka ah.


Dowladda Britain ayaan la ogeen qaabka ay u wajihi doonto arintan ku aadan afduubka loo heesto lamaanahan u dhashay dalka Britain oo ku jira gacanta kooxaha Bur cad badeeda ah ee ku sugan xeebaha dalka Somaliya.


Axmed Xasan Ibrahin(Axmed yare)


axmedyare20s@hotmail.com


Tafaftiraha Guud ee Puntlandonline


 


 


 


 

         ©2008 Puntland Online.     .