| Qeybtii labaad ee Suxufiyiint Somaliyeed oo noqday kuwo Qaarkood dhibaato kalakulma Warbahinada ay kashaqeeyaan |
Wali waxaa inoo socota warbixintii ku adaneyd wariyaashii xaquuqdooda lagu tuntay. Idaacadaas ayaa qaarkood waxa ay ku yaalaan Gudaha deeganada Puntland. Waxana soo baxeysa in idacadahaas qaarkood ay si bareer ah ugu tun teen xaqii uu laha wariyii xilligasii u shaqeynayay, Wariyashaas Qaarkood oo lasooxiriirau Websidka Puntland online ayaa waxaa ay inoo caddeyeen In Gabi ahaanba ay idaacdaahii kawaayeen Xuquuqdii ay ku lahaayeen, Waxaa kale oo wriyaashaas ay sheegeen in ay jirto oo mararka qaar lagu sameeyo ama lagu qasbo in ay Tabiyaan warar aan waafaqsaneyn anshaxa Saxaafadda . taasoo ay Xoogga ku saaraan Dadka horkcada idacaadaasii oo ay yirahdaan waxaad tabineysaa waxa aan aniga jeclahay taas oo dhibaato ku keenikarta habsami usocodka hananka Saxaafadda islamarkaana wax u dhimikarta Sharafta Qofka wariyaha oo warkaasii tabinaya. marka lagasoo tago waxyalaha lagu qasbayo .iyadoo ay taa jirto ayaa hadana waxaa macquul ah oo dhacday in gabiahaan loo diiday wariyaashaasii an ay si dhameestiran ay uqaataan Mushaarkii ay qaateen. taasoo dhibaato farabadan ay kasoo gaaraty wariyaal iyagu kahowlgalaya idaacadahaas qaarkood magaca idacaadda waa inoo soo socda lasoco qeybtakale Axmed Xasan Ibraahim (axmed Yare) Axmedyare20s@hotmail.com |


