Links    Wararkii ugu dambeeyey  
 
Abaaji.com
Aflax.net
Afnugaal
Agabso.com
Allmaakhir
Allmudug.org
Allpuntland
allsanaag
Allsomali
Allwadani
Altaqwaa
Badhan-online
BBCSomali
Boocame.com
Burtinle
Cadaado
Calanka
Carmooyin
Dayniile
Dhahar.com
Dhulkeena
Doollo
Gabooye
Galoley
Gedonet
Goldogobsite
Guulane
Hadaaftimo
HadhwanaagNews
Halgannet
HalganNews
Hiiraan.com
Hornafrik
Hornrelief
Idamaale
IQRA
Jamhuuriya
Jammaame
Jarbooleey
Jidbaale
Jowhar
Kismayo
Laasqoray.net
Maakhir
Maandeeq
Markacadey
Mudug-online
Nugaal
Puntlandfuture
PuntlandPost
Qalaafe
Qaranimo
RadioGalkacyo
RadioGaroowe
RadioJigjiga
RadioNugaal
Ramaas Software
Sanaagpost.com
SBC Radio
Shabelle
Somali Press Review
Somalilandorg
Somalitalk
Somaliweyn
Togdheeronlie
Togdheersports
TVsomaliland
VOA SOMALI
Wardheernews
WidhWidh
Yamays
 
Suxufiyiint Somaliyeed oo noqday kuwo Qaarkood dhibaato kalakulma Warbahinada ay kashaqeeyaan

Tan iyo markii ay dagaalada ay kabilaawdeen Magaalada muqdisho waxaa jira Saxafiyiin Farabadan oo waqtiga usaamixiwaayay in ay kahowlgalaan Caasimadda Somaliya ee Muqdisho. Saxafiyiintaasii qaarkood waxaa ay doorbideen in ay isaga tagaan Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somaliya madama ay jiren Saxafiyiin farabadan oo dilal iyo hanjabaad ay kalakulmeen Magaalada muqdisho,


Goobaha ay saxafiiyiintan ay ku sugan yihiin waxaa kamid ah Puntland Jabuuti Kenya Ugandha iyo meelo kale.


Hadaba waxaa jirta warbaahida qaarkood ayaa waxaa ay sameeyaan waxayaalo aan munaasab ahaeyn islamarkaana uusan xaq ulaheyn wariyaha u shaqeeynaya ,


Waxaa sidoo kale ay si arxan darra ah ay ugu tuntaan Xaqa uu leeyahay wariyaha u shaqeynaya. Wariyaasha Somaliyeed waxaa ay noqdeen kuwo loola dhaqmo hadba sida ladoono ,


hadaba Su,aasha isweydiinta Mudanma waxaa ay tahay in Wariye kasoo Cararay Dagaal islamrkaana Naftiisa lasoo baxsay mahaboontahay in sida larabo lagayeelo?waxaa jirta wariyaal farabadan oo kamid ahaa wariyaashii Muqdisho kasoo Cararay in loo geestay Dhibaato Farabadan qaar ayaa Waxa loo diiday Mushaaraadkii ay shaqeeyeen. oo markii ay weyudiisteen Maamulkii warbaahintii ay u shaqeynayeen loo gajawaabay wax laga naxo,


Saameynta arintan yeelatay ayaa waxaa ay noqotay hadalheynta ugu weyn ee kataagan deegaanada ay Saxafiyiintaasii ay kashaqeeyaan, arintan ayaa waxaa loo aaneynayaa qaarkamid ahaa warbiihinada in ay Maamul ay kayihiin Dad aan aqoon uleheen Saxafadda Sidaa daraateed waxaa ay doonayaan waxa ay jecelyihiin in ay kula dhaqmaan Saxafiyiinta


warbixintan oo noqondoonta mid jookta ah oo aad kala socotaan Websidyo badan iyo wakaaladu ayaa waxaan xusudoonaa warbaahinada iyaga sida arxan darada ah uladhaqmaya wariyaasha Xirfadda uleh Maadada Journalisimka warbaahinadaas iyo Goobta ay ku yaalan iyo magacyadooda anagoo waliba heyna Cadeymo Farabadan iyo wriyaashii arintaasii ku Dhacday,


axmed Xasa Ibraahin (Axmedyare)


 

         ©2008 Puntland Online.     .