| U dabal dagidda ciidda galadda iyo qubashada dhiig falastiin |
|
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Ee nasoo garsiyay waxa addunyadd ugu qalisn waan diinta islamka marka xigta waxaan idinku salamay salanta ay isku salman inagoo kale oo ku walalobay diinta islamka taasoo ina faray Rasuulkeenii N.N.k.H (A.C.W.W). Marka xigta waan jaceladay in aan halkan ku soo bandhigo qormo aan ku eegayo tacdiyayda ay yahuudu ku hayan walalah falastiin. Oo aan cinwaan uga dhigay U dabal dagidda ciidda galadda iyo khubshadda dhiig falastiin Cadawga islaamku waa gaalo waa kalmad had iyo jeer ay dadka muslimiintu ku dhawaaqan hasse ahaatee waxa yar inta ay ka aaminsanyihiin cadawgooda. Dalalka islaamka oo dhan waxa ay sookeeye ka dhigteen dawlado shisheeye ee gaalo ah ku waas oo an dantooda gacanta ku hayn. Waxaana ay had iyo jeer u sheegan bulshadooda in shisheeyuhu uu dan iyo maslaxad u wado danta dalka iyo dadkaba. Shalay ayay ahayd marki si fudud ay ciidamada dalka itoobiya ay ku soogaleen dalka soomaaliya iyadoo aysan kadhiidhiyin dawladaha islaamka. Maanta waxa ay seefta cadawgu haysaa dawlada falastiin oo daandaansanayso dawlada yuhuuda oo aha cadawga islaamka ilaa soo saaritaankii nabi maxamed (N.N.K.H) Ilaa 450 oo shahiid ayaa lagu dilay muddo todobo maalmood oo kaliya iyadoo la dhaawacay inkabadan 2000 oo walaalaha falastiin ah uuna cadawgu uu sii kordhinayo handadaadaha, bandawga, iyo waliba gaajaysiinta isaga oo sheegaya in uu sii wadi doono qur goynta falasdiiniyiinta birmigaydada ee aan waxba galabsan cadawageena ee yuhuuda waxaa intaas u dheer in ay wadaadaan daandaasiga dawladaha islaamka ee iiraan suuriya falasdiin ciraaq iyo kuwa kale oo badan isaga oo doonaya in ay noqoto awooda kaliya ee katalisa bariga dhexe taas uu codkiisa awoodeed uu lagarab tagaanyahay saxiibka yuhuuda waa maraykanka ee ah cadawga islaamka kuwaas oo sheegay in ay ladagaalamayaan islaamka uuna yahay awooda kaliya ee kasoo horjeeda danaha gumaysinimo ee ay wadaan. "Cidii aan nataageersanayn waa kuwa naga soo horjeeda, waxaana bilaabmay dagaalka islaamka iyo kiristanka" waxa uu ahaa hadalkii uu ku dhawaaqay cadawgii islaamka ee kabta lagu sagootiyay waa (Gorge W Bush)!!! Hadaba miyaysan ahayn digniin lagu siiyay iyadoo soomalidu tiri "Ninkuu digay kuma dilin" Dowladaha islamka waa kuwo ay ka sii dhamaneyso dadnimdii,kartidii,geysinimadii lagu yaqanay islamka . Haddab akhristow waxaanu nahay shaacab carbeed oo muslim suni ah oo lagu tiriyo dalalka 100% islamka ah isla markaan aan lahen haba yartee gaalo cad ama madow laakin waxaa jira dad inaga mida ah oo niyadda kala jira gaaladda, taa waxaa ku cadeynesa habeen hore waxaa ay ahayd habeen ku wayn dadka reergalbeedka ah waana ciidii galada waxaa jiray dhalin somaliyeed oo farxadda la qeybsadady cadowga islamka. Magaladda Gaza waxaa ay ka mid tahay magaloyinka ay ka dheefsadan walalaha falasdiiniyiinta taan waxaa ay imimka umuuqata mid dib ugu labatay dhoobadii ay ka soo tagtay bari hore ku dhawada nus qarnigii tagay Wadamadda ku bahoobay jamacadda carabta mrka lga reebo hadalka ay u dirayaan yahuudda ayeysan jira wax cad oo ay u fidiyen walal islamka oo dhibatada ay ku hayan cadowga yahuuda. Haddab akhristow inagoo ka war heyno xaladda murugadda leh ay ku jiran walalhen falastiin Kuwaa soo ay isku kashadeen cadowga islamka oo malintii todbadda ay ka dulsocoto duqeymaha magaladda Qaza,marka ma kula tahay dadkaasi in aan la wadagno farxaddda ay kaga soo hore jeedan islamka. Haddab axab filaha miyesan habonen in aan meel cad kaga soo wada jesan cadowga islamk oo aan kala dirirno afka,adinka,maskaxdda,niyadda iyo wixii aan awoodno iaygaba waa kuwa habeen,malin iyo waqti walba ku howlan dabargonta islamka isna baheystay. Ø W/Q: AL ustaad sharma’arke max,ed warsame{dalmar} Ø Sharma07@hotmail.com Ustaadyare009@gmail.com |


