| Puntland ma u bahantahay 20musharax? |
|
Marka hore mahad idilkeed waxaa iska leh Allaah, naxariis iyo nabadgelyana Rasuulkeenii ayeey korkiisa ahaatay. Ee nasoo garsiyay waxa addunyadd ugu qalisn waan diinta islamka marka xigta waxaan idinku salamay salanta ay isku salman inagoo kale oo ku walalobay diinta islamka taasoo ina faray Rasuulkeenii NNkH(A.C.W.W). Marka xigta salan kdib waxaan jaclday in aan halkaan ku soo bandhigo qormo aan kaga hadli doono xalad puntland ay manta ku sugan tahay gar ahan dorashoyinka, Akhristoow hadaad tahay aqoonyahan waxbartay ama Eebe ku siiyay caqli suuban oo aad ku fekerto kuna kala garato ,wanaaga iyo xumaanta, iftiinka iyo mugdiga, IWM. Ma is tiri marna dib ujaleec, xalad deeganka gar ahaan doorshadda puntland maxad ka fileysa . Hadba qormaden aan cinwaanka uga dhigay Puntland ma u bahan tahay 20musharax? Ayaan ku lafa guri doona haddii alle rali ka noqdo,anigoo ka hababen ujeeddda ubucda qormadan aan gudo galee. Tan iyo markii uu ka dagay xilka madaxtinmad c/llahi yusuuf axmed madaxwaynihii hore ee puntland ayaa waxaa ka dhashay isbalado faro badan oo ay ku tilaabsatay puntland waxaan ka mida dhanka mamulka,ciidamadda,gacan kabixidii magalada lascaanod iyo kuwo kale oo aan halkan ku soo kobi Karin haba ugu waynatee kobickii burcad badded ka dilacay puntland. Iminka puntland. Waxaa ay ku jirta xalad kala guur ah waxaan markii ugu horeysay oo ay jagada madaxwayne ay isku soo tagan in ka badan labatan musharax{20} oo rajenayo in ay xilkn qabtan. Haddba aqristoow su,aasha meesha tala oo ah mid mudan in la isweydiyo ayaa waxaa ay tahay mantay ma u bahan yihiin shacabka reer puntland labatan musharax{20} mise kula tahay in ay wax kabadli karan xaladda manta jirta. Ø gacan qabashadiiyo Sida aynu wada ognahayba mrkii ay jiran arimahan oo kale eek u aadan dorashoyinka musharax waliba waxaa uu balan qadyo usameyaa dageryashiisa isgoo kaga kasbanay codka kalsooni taan waa ay cadahay oo markii ay helan codkii kalsoonida waxaa ay maran wdadii hore ujeexen kuwii ka horeyay. Hase ahaatee puntland kama jiro nidaamka ah in ay shacabku dhiibto codka uuna siiyo masuulka uu u rako in uu wax ku soo biirin karo deeganka lknkii waxaa codka bixinayay xildhibanada barlamanka kuwaasoo garay lixdan iyo lix xildhiban {66} . Mar kale aan isweydiine ma kula tahay in ay codka siin karan mudanayasha barlamanka oo cadadoodu yahay 66 iyo waliba musharaxintan fara badan mise kula tahay in kan ugu badan ee hela xilkan loo tartamay in uu ku guuleysan karo tiro cod ah oo garay 20 cod manta codka xildhibanaddda waxaa uu garay lacag aad u faro badan oo lagu gor gorinayo. Ø kanaa ila qabiiliyo Ø nimankii qaddiyo la'aan Ø sharcigii la qarin jirey Ø W/Q: AL ustaad sharma’arke max,ed warsame{dalmar} Ø Sharma07@hotmail.com |


