January 2012 »
Soomaali maxay rabtaa sharci inay ka dhigto ?
January 20, 2012 // 0 Comments
Soomaalida waxaa haboon inay sheegaan waxa ay rabaan in lagu dhaqo. Dalka Soomaaliya waxaad moodaa in uu ku jiro mugdi kuna socdo wada khatar ah
Dhaca Mobilada oo Baladweyne ku soo Badanaya
January 20, 2012 // 0 CommentsQaar kamid ah dad ka Shacabka ah ee kunool Magaalada Baladwen ee Xaruunta Gobalka Hiiraan ayaa Si aad ah ugu Cabanaya dhibaatooyin ay ku hayaan
Qaar kamid ah Warbaahinada Muqisho oo ku Fashilmay Tabinta dagaalkii Saakay
January 20, 2012 // 0 Comments
Iyadoo Saakay Muqdisho uu ka dhacay dagaal Culus oo u dhaxeeya Askarta dowlada oo gacan Milletiri ka helaya kuwo ka socda dalalka Shisheeye iyo Xarakada
Faa faahin ka soo baxeysa dagaal ka dhacay Gedo
January 17, 2012 // 0 Comments
Dagaal xooggan oo u dhaxeeya Ciidamada Kenya iyo Xarakada Al-shabaab ayaa Maanta waxaa uu ka hacay Deegaano ka tirsan Gobalka Gedo gaar ahaan Ceelcadde. Warar
Dagaal Madaafiic la’isku adeegsaday oo ka dhacay Buuhoodle
January 17, 2012 // 0 Comments
Dad ka ku nool Buuhoodle ayaa waxaa ay ku waramayaan in Maanta ay si aad ah u maqlayeen dhawaq aad u culus,kadib Markii Maata uu
Dhalinyarada ku Nool Muqdisho oo ay Cabsi la soo deristay
January 16, 2012 // 0 CommentsTan iyo Markii dib loogu soo Laabtay Magaalaada Muqdisho ayaa waxaa jirtay Cabsi xooggan oo ay Muujinayeen Dhalinyarada Soomaaliyeed ee Da’yarta ah ee ku nool
Wariyaashi Hargeysa lagu xeray oo Dib u helay Xurriyadoodi
January 16, 2012 // 0 CommentsWariyaal ku sugan hargeysa oo lahadlay Puntlandonline ayaa waxaa ay inoo xaqiijiyeen in Xabsiga lagasii daayay wariyaashii Maalintii shalay aheyd ay Maamulka Soomaali-land Xabsiga u
Maamul Gobaleed Cusub oo loogu Dhawaaqaay Taleex
January 16, 2012 // 0 CommentsIyadoo Maalmahanba uu Shir balaaran ka socday Magaalada Taleex ayaa waxaa Shirkaas ay Natiijadiisa noqotay in la sameeyo Maamul Gobaleed loogu Magacdaray Maamulka Khaatumo ee
Wariyaal Dibad bax dhigayay oo ay Soomaali-land Xabsiga dhigtay
January 15, 2012 // 0 CommentsMaamulka Soomaali-land ayaa Maanta waxaa uu Xabsiga u taxaabeen tiro waryaal ah oo ka tirsan Saxafiyiinta ka howlgala Soomaali-land gaar ahaan Magaalada Hargeysa. Xariga Saxafiyiintan
Faa faahin ka soo baxeysa Dagaal Maanta ka dhacay Buuhoodle
January 15, 2012 // 0 CommentsWararka ka soo baxaya Magaalada buhoodle ayaa waxaa ay sheegayaan in dad gaaraya ilaa iyo 10 qof ay geeriyoodeen tirokalana ay dhawacmeen kadib markii Ciidamo




