December 2011 »

XUBNIHII GOLIHII SARE EE KACAANKII 21KA OCTOOBAR SOOMAALI MA AHA MIYAA?

museabees December 17, 2011   //   0 Comments

  MAXAASE  DIIDAAYA  IN  AAN  KA  DUCAYSANNO, KALANA  TASHANNO  XAALADAHA  RAGAADAY  EE SOMALIYA? Dawladdii sida sahlan ula wareegtay xukunka dalka Soomaaliya 1969kii, ayna hoggaaminayeen Saraakiil

Continue Reading »

Shiikh Cabdulqaadir Nuur Faarax oo Naseexo guud u jeediyey reer Boosaaso uguna baaqay in aysan qarin kuwii dilay Shiikh.Dr Axmed Xaaji.

shcabdulqaadir December 12, 2011   //   1 Comment

Boosaaso:-Waxaa habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay ka jeediyey magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari muxaadaro  naseexo ah Shiikh Cabdul qaadir Nuur Faarax oo ka

Continue Reading »

Warbixin:Waa Maxay Ujeeda ka danbeysa hadalka Mahiiga oo ah in ay Somali-land Mudantahay in ay go’do?

December 5, 2011   //   0 Comments

Ergayga gaar ka ah ee QM uqaabilsan Arimaha Soomaaliya Ninka la yiraahdo  Agostine Phlip Mhiga ayaa waxaa uu Sheegay in Maamulka Soomaali-land uu mudanyahay in

Continue Reading »

Pierre Nkurunziza:Ciidamo dheeri ah ayaan u direynaa Somalia,laakiin waa in aan helnaa qarashkii lagu geynlahaa Somalia.

mmmmmmmmmmmmmmmmm December 5, 2011   //   0 Comments

Mas’uulka ugu Sareeya dalka Burundi Ninka lau Magacaabo Pierre Nkurunziza oo Wariyaasha lahadlayay ayaa waxaa uu sheegay in dalkiisa uu diyaar u yahay in Ciidamo

Continue Reading »

Dhacdo Dhab ah Sheeko:Waan isla Qumanaaye Ma anigaa Qaldanaa?!!!

kkkkkkkkkkkkkkk December 5, 2011   //   7 Comments

Jaceylka waa wax jira waxaana qof walba uu u soo maraa marxalo kaladuwan oo mid walba xambaarsan arinteeda. Aniga waxaan kamid ahaa dhalnyarada Soomaaliyeed waxaan

Continue Reading »

Ra’isulwazaaraha Somaliya:Shabaab iyagaa diidan Nabadda,Anagana diyaar ayaan u nahay in aan la xaajoono.

December 5, 2011   //   0 Comments

Ra’izulwazaaraha dowladda Soomaliya Mudane C/Wali Max,ed Cali Gaas oo Wareysi siinaya TV ga Al-Jaziira ayaa waxaa uu sheegay in dowladiisa ay Marwalba diyaar u tahay

Continue Reading »

Qadar:Gudiga qaban qaabinaya koobka Cayaaraha Aduunka 2022 oo la cago ugu yaboohay Soomaaliya.

December 5, 2011   //   0 Comments

War lagu baahiyay Wakaaladda Warar ka ee Reuters ayaa sheegaya in gudiga qabanqaabada Cayaaraha Aduunka ee 2022 ee dalka Masar uu lacag farabadan ugu deeqay

Continue Reading »